Mar walba fikrad cusub

Omar Mohamed

waxaan mar walba barnaamijka ku soo qaadan doonaa mawduucyo xiiso leh ahna mid cusub waaqici ah. Anigoo fekradaha dhalinyarada ku dhageysan doono, sidoo kalene fursad u siin doono in su’aalaha ka guuxayo maskaxdooda ay i weydiiyaan. Waxaana sidoo kalene asxaabteyda la wadaagi doonaa khibaradayda shakhsiyeed. read less
EducationEducation
Self-ImprovementSelf-Improvement