Cultivate Learning's Podcast Channel

Cultivate Learning

These podcasts by Cultivate Learning cover topics in early learning and expanded learning opportunities. Our series Showing Up is about trauma informed care practices for Expanded Learning Opportunities (ELO) programs. Episodes include: Impact of Positive Relationships, Intersectionality and Race, Supporting Queer Youth, Self-Regulation Strategies, and Sustainable Well-Being. In each episode, we hear from academic guests, young people, and ELO providers who are active in their communities. We wrap up each episode with a strategy spotlight, a time where we review one thing you can implement in your work. We hope each episode gives you new language and tools for working with young people.Content warning: Showing Up features themes of trauma, mental health, and resilience, which may be triggering for some. Listen to your body's cues, take breaks and use self-regulation strategies. Don’t hesitate to ask for help, no issue is too big or too small. You can always reach out to the National Suicide Prevention Lifeline at 800-273-8255 for support. They are available to talk with you and connect you to local mental health resources.Copyright: University of Washington Cultivate Learning 2022 read less
Health & FitnessHealth & Fitness

Episodes

Horumar Podcast Trailer
Apr 6 2022
Horumar Podcast Trailer
Babdaado, Isdaryeel, Iyo Horumar PodcastBarnaamijkan wuxuu siin doona macluumaad muhiim u ah bixiyeyaasha somalida ee la shaqeeya caruurta iyo professionalska ku hadla af soomaali. Barnaamijkan wuxuu kaga hadli doonaa dhaawacyadeena iyo sidii loo bilabi laha sida in la bogsado. Waxaan rajaynaynaa barnaaij kaan inu caawiya bulshada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Waxaan rabnaa inaan barnaamij kaan nogodo mid si fudud loo heli karo si looga faaiido.Ujeedooyinka waxbarashada:Ujeedada #1: Midka ugu horeeya waa inaan fahanno dawaacyadaa iyo walbahaarka ku dhaca dadka la shaqeey caruurta, inay wax wayn u yeli karaan horumarka caruurta iyo xirrikooda.Ujeedada #2: Midka labaad, waa inaan fahanno waxay bulshada Soomaaliyeed soo wada mareen iyo dhaawacyada soo gaaray markay somalia ka soo qaxeen.Ujeedada #3: Midka sadexaad waa inaan ka wada hadalno adkaysiga iyo xoogga ee bulshada Soomaaliyeed leeyihiin iyo inaan fahanno is daryeelka inuu muhiim u yahay caafimaadka maskaxda. Waxaan kaloo rabnaa inaan siino xeelado macalimiinta iyo bixiyeyaasha la shaqeeya dadka soomaaliyeed ee soo maray xanuun iyo dhaawac.Digniinta nuxurka: Fadlan ogow in podcast-kani uu leeyahay mawduucyo ku saabsan dhaawacyada, caafimaadka maskaxda, iyo adkeysiga, taas oo kicinaysa qaar. Markaa fadlan, dhegayso tilmaamaha jidhkaaga, qaado nasasho oo isticmaal xeeladaha is-xakamaynta. Ha ka waaban inaad caawimaad weydiisato, ma jiro arrin aad u weyn ama aad u yar. Had iyo jeer waxaad la xidhiidhi kartaa Khadka Nolosha ee Ka Hortagga Is-dilka Qaranka 800-273-8255 taageero. Waxay diyaar u noqon doonaan inay kula hadlaan oo ay kugu xidhaan ilaha caafimaadka dhimirka ee deegaanka.