Dhismaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya

Maamul Wanaag

Jun 26 2022 • 33 mins

Labaatankii sano ee ugu dambeysay, madaxweynayaashii dalka waxa ay is khilaafeen raysal wasaarayaashii waxana ay magacaabeen 2-3 raysal wasaare. Xubnaha golaha wasiirrada ee la magacaabayay ayaa sidoo kale tiro ahaan kala duwanaa.

Dhawaan waxaa la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh. Gole wasiirro ayaa dhawaan la magacaabi doonaa. Podcast-gan waxa lagu falanqeyneynaa dhismaha xukuumadda xigta ee Soomaaliya.

Waxaa marti ku ah Maamul Wanaag Podcast Dr Afyare Cabdi Cilmioo ah Agaasimaha Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda. Waxa uu Dr Afyare kamid yahay qorayaasha warbixin uu machadku daabacay ee lagu falanqeeyay dhismaha golaha wasiirrada.

Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

· Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

Thanks for listening!

You Might Like

The Chris Plante Show
The Chris Plante Show
WMAL | Cumulus Podcast Network | Cumulus Media Washington
Strict Scrutiny
Strict Scrutiny
Crooked Media
The Lawfare Podcast
The Lawfare Podcast
The Lawfare Institute
Red Eye Radio
Red Eye Radio
Cumulus Podcast Network
Deep State Radio
Deep State Radio
The DSR Network
5-4
5-4
Prologue Projects
The Fact Hunter
The Fact Hunter
Delmarva Studios
Zero Blog Thirty
Zero Blog Thirty
Barstool Sports
Inside the FBI
Inside the FBI
Federal Bureau of Investigation
Rich Valdés America At Night
Rich Valdés America At Night
Cumulus Podcast Network
The 902 Podcast
The 902 Podcast
Lancaster County Sheriff's Office
The DSR Daily Brief
The DSR Daily Brief
The DSR Network
The Burnside Brief
The Burnside Brief
burnsidebrief
Cada uno con su tema
Cada uno con su tema
Onda del Plata FM